Wasaaradda Horumarinta Cafimaadka Gobolka Buuhoodle ayaa daahfuray Talaal ka hortaga Cudurka Dabaysha (mOPV2) NIDs

Wasaaradda Horumarinta Cafimaadka Gobolka Buuhoodle ayaa daahfuray Talaal ka hortaga Cudurka Dabaysha (mOPV2) NIDs
Madaxa Talaallka ee Degmada Buhoodle
Dr's Faysa Maxamud Xaaji Dayib iyo Madaxa Wacyigalinta Degmada Buhoodle Millgo Ayaa si qotodheer uga hadlay Faa,iidada bulshada u leeyhay talaalkani iyo mudada uu soconaayo oo ah 14-17/05/2022
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa deddaal adag oo joogto ah ugu jirta horumarinta adeegga caafimaadka ee dalka.