Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa kaalin muhiim ah ka qaadanaysa ilaalinta caafimaadka

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa kaalin muhiim ah ka qaadanaysa ilaalinta caafimaadka ergooyinka iyo masuuliyiin katirsan xukuumadda oo iskuguyimi shirka Adhicadeeye oo lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo hore iskugu diriray gobalka Sool.
Arintan ayaa qayb ka ah dadaalada joogtada ah ee loogu jiro kahortaga iyo xakamaynta xanuunka Coronavirus.