Tobabar ku saabsan hababka kala duwan Ee casriga ah ee kale korinta ubadka

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland qaybteeda kala korinta ubadka ee ayaa tobabar ku saabsan hababka kala duwan Ee casriga ah ee kale korinta ubadka uu furtay 24 dhaqtar oo kala socda Cusbitaalada waaweyn ee gobolada dalka oo dhan.
Tababarkan oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Haayadda UNFPA oo socon doona mudo Lix maalmood ah ayaa ujeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo Xirfadda shaqaalaha Caafimaadka ee dhamaan gobolada dalka iyo sidoo kale loo daadajin lahaa siyaasadii Wasaaradda ee ahaa kala korinta ubadka.


Wabilaahi-tawfiiq
Abdishakour Mahamed Dirie.
Xafiiska warbaahinta ee Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL.